Ma tahay macallin?Ma tahay ardey?
Ma tahay aqoonyahan?
Ma ku hadashaa af soomaali?
Ma ku nooshahay Sweden?
Waxaa marti kuu ah oo carri fog kaaga yimid aqoon yahan:
Jaamac Muuse Jaamac.
Martiqaadkaagiina waa kan ee halkan riix
Ku soo dhawoow gacmo furan!
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar